admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegeyso: Taliska ciidanka deegaanka xamar oo masuuliyiinta dowlada ku eedeeyey dhicida hantida guud

Taliska ciidanka deegaanka xamar oo maanta shir jaraadi ku qabtey xarunta baadi qabadka ee gobolka banaadir oo maalmihii dambe ay sheeganayeen masuuliyiin ka tirsan...

Wasiirka Amniga Dowlada Federaalka oo Sheegay In La Furi Doono Wadooyinka Xiran

Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay qorsheynayso in ay furto Wadooyinka ku yaalla Gudaha Caasimadda ee...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Ka Hadley Faragelinta Kenya Ku Heyso Somaliya

Madaxweynaha Dowlada federalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka hadlay Ciidamada ay Dowladda Soomaaliya geysay Gobolka Gedo iyo faragelin uu sheegay in dowladda Kenya...

Dhegeyso Ahlusuna oo Ku Hanjebtey Inay Lasoo Bixi Doonaan Hubkooda

Hoggaamiyaha Guud ee Ururka Ahlusunna Wal-Jamaaca Macalin Maxamuud Sheekh Xasan ayaa sheegay in waxa haatan ka socda deegaannada Galmudug aysan aheyn wax loo dul...

Khilaafka u Dhexeeya Maamulka Puntland iyo Dowlada Federaalka oo sii Kordhey

Khilaafka u dhaxeeya dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada ayaa sii xoogeysanaya, waxaana muuqata in Puntland ay digniin hordhigtay madaxda dowladda federaalka. Cali Xasan Axmed (Sabareey)...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img