Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in gobolka Banaadir ay ku nool yihiin dadka Soomaaliyeed kuwa ugu badan ay...
Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa soo saaray Digniin ku socota shacabka Soomaaliyeed, taasi oo ku aadan in shacabka ay maalgashtan Shirkadaha shaqeeya sarifka online-ka...
Magaalada Muqdisho waxaa shalay ka dhacay shirka watashiga beelaha Mudulood oo ay ka qeyb-galeen siyaasiyiin kasoo jeedda beesha, oo ay ka mid yihiin madaxwenayaal...