admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegeyso: Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Xukuumada Ku Eedeeyey Inay Ku Tumato Sharciga Dalka

Madaxweynaha maamul Gobolleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Dani oo maanta ka hadlayey Shirka Wadatashiga Puntland Ee maanta ka furmay magalada Garowe. Siciid Dani ayaa ku Eedeeyey...

Maxkamada Ciidamada Qalabka-sida oo Xukun Dil ah Ku Ridey Dable Cabdirahman Cabdulle

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa ay xukun Maanta ku ridey Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda, kaasoo loo heysto in uu dad...

Kulanka Wadatashida Puntland oo Ka Furmey Magalada Garoowe

In ka badan 1,500 ergo ah ayaa kasoo qeyb galay shirka wadatshiga Puntland oo goor dhowayd ka furmay magaalada Garowe ee caasimadda Puntland. Ergada shirka...

Digniin Loo Direy Maraakiibta Sida Sharci Darada Uga Kaluumeysta Xeebaha Somaliya

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin u dirtay Maraakiibta sida sharci darrada ah biyaha dalka uga kalluumeysta. Wasiirka kalluumeysiga iyo Khayraadka badda, Xildhibaan Cabdullaahi Bidhaan...

Xaalada Magalada Beledxaawo oo Weli Cakiran

Wararka inaga soo gaaraya magalada beledxaawo ee gobolka gedo ayaa sheegaya in deegaanada ku dhow magalada beledxaawo laga dareemayo dhaqadhaqaad milateri o ay sameynayaan...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img