admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Daadad Xalay Kusoo Rogmaday Magaalada Qardha

Wararka aynu ka heleyno magaalada Qardho ee gobolka Bari ayaa sheegaya in xalay gudaha magaaladaasi uu ka da’ay roob xoogan oo sababay daadad geystay...

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Xilka Ka Qaaday Taliyaha Ciidanka Boliiska

Madaxweynaha Puntland ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Taliyihii ciidanka Booliska Puntland Jen. Muxiyadiin Axmed Muuse, kaddib digreeto maanta ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha. Digreetada...

Tirada Dadka u Dhimanaya Cudurka Corono Viruska oo Sii Korortey Magalada Muqdisho

Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Soomaaliya ayaa shaacisay inay habeenkii xalay 9 bukaan ugu geeriyoodeen cudurka Coronavirus gudaha magaalada Muqdisho. Wasaaradda caafimaadku waxay sheegtay...

Hoobiyeyaal Xalay Lagu Garaacay Xaafado Ka Tirsan Degmada Wadajir

Tiro hoobiyeyaal ah ayaa waxaa ay saaka kusoo dhaceen xaafad ka tirsan degmada Wadajir ee Gobolkaan Banaadir,kuwaas oo la sheegay inay geysteen khasaaro dhimasho...

Turkiga oo Muwaadiniintiisa Kala Baxay Somaliya

Dawladda Turkiga ayaa muwaadiniinteeda ku sugan Soomaaliya kala baxday sababa la xidhiidha walaaca faafitaanka cudurka Coronavirus awgiis. Bixitaankaan ayaa ah amar ka yimid...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img