admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Sheegay in 500 Ruux Ka Badan ay u Geeryootay Cudurka Corono Viruska

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo ka hadlaayay munaasabad looga hadlay Covid19 ayaa sheegay in maamulku uu...

Xafiiska Hantidhowrka Guud oo Ka Hadlay Musuqmasuqa Bahsan ee Ka Jira Wasaarada Caafimaadka

Xafiiska Hanti-Dhawrka Qaranka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inuu baarayo musuq-maasuq xooggan oo la sheegay inuu ka dhacay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, sida ku xusan...

Turkiga oo Imaaraadka Ku Eedeysey Inay Taageero Siiso Alshabab

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Turkiga waxay ku eedaysay Imaaraadka inay taageerayso kooxda al-Shabaab ee Soomaaliya, iyo sidoo kale himilada gooni goosadka ah ee Golaha...

Dowlada Federaalka oo Sheegtey In Ruux Walba oo ku Geeryooda Somaliya Loo Aqoonsan Doono Inuu u Dhintey Corono virus

Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo shir jaraa'id warbaahinta ugu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay...

Ciidamada Kenya iyo Alshabab oo Ku Dagaalamay Degaanka Hoosingow ee Gobolka Jubada Hoose

Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Hoosingow ee gobolka jubada hoose ayaa sheegaya in halkaasi ay ku dagaalameen ciidamada dalka kenya iyo kooxda ashabab. Dagaalka ayaa...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img