admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Golaha Dhaqanka Koonfur Galbeed oo ka Tacsiyadeeyey Geeridii Ku Timid Ugaas Beesha Silcis Ugaas Xuseen

Gudoomiyaha golaha odayasha dhaqanka Suldaan Buube Cabdulle Buube, Afhayeenka odayaasha dhaqanka koonfur galbeed Malaaq Maxamed Yacquub Deerow iyo Afhayeen Odayaasha dhaqanka somaaliyeed suldaan Warsame...

Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Boliiska oo Qarax Lagula Beegsaday Magalada Muqdisho

Sarkaal ka tirsan ciidanka booliiska oo lagu magaaabi jirey Cabdishakuur Cabdi Dhicisow ayaa maanta qarax loogu xirey gaarigiisa oo lagula beegsaday magaada muqdisho ku...

Ciidamo Itoobiyan ah oo Qarax Lagula Beegsadey Duleedka Degmada Berdaale ee Gobolka Baay

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaraxyo nooca miinada ah oo ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM...

Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose oo Ka Hadley Weerar uu Gudoomiyaha Degmada Deyniile Kusoo Qaaday Deegaano Hoostaga Degmada Afgooye

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali ( Najax) ayaa si kulul uga hadlay dagaal inta u dhaxeeysa degmada Deeyniile iyo deegaanka Ceelasha Biyaha...

Ciidamada Dowlada oo Alshabaab Kala Wareegay Deegaano Hoostaga Gobolka Hiiraan

Ciidamada Dowladda Somaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo culus ka fuliyeen deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Hiiraan oo ay ku...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img