admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Xildhibaanada Baarlamanka oo Maanta Ka Doodi Doona Qoondada ay Haweenka Ku Leeyihiin Golaha Shacabka

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah taariikhduna ku beegan tahay 20/6/2020 waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta Golaha...

Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada Federaalka oo Faahfaahin Ka Bixiyey Kulankii Jabuuti

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa faah faahin rasmi ah waxaa ay ka bixisay wada-hadalladii dhawaan Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo Soomaaliland ku dhex-maray dalka...

Mareykanka oo Somaliya Ugu Deeqay 17.1 Milyan oo Lagula Dagaalamayo Cudurka Covit 19

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay bixinayso in ka badan $ 17.1 milyan oo doolar si loo yareeyo faafitaanka COVID-19 gudaha Soomaaliya. Iyada oo loo marayo...

Madaxweynaha Maamullka Jubaland oo Maanta Xafiiska Kula Kulmay Safiirka Dalka Qadar

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowlada Qatar ee Soomaaliya Xasan Xamza Asad. Safiirka iyo Wafdiga uu...

Qarax Ay Dad Shacab ah Ku Dhinteen oo Maanta Ka Dhacay Magalada Muqdisho

Qarax jugtiisa laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolkan Banaadir ayaa maanta ka dhacay Meel u dhow Madaxtooyadii hore ee Cabdiqaasim oo ku dhow...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img