admin

13740 POSTS

Exclusive articles:

Xiisado dagaal oo maanta laga dareemayo degmada luuq

Wararka aynu ka heleyno Degmada Luuq ayaa sheegaya in saakay ay xiisad dagaal markale laga dareemayo degmada, halkaas oo laba Maalin oo xiriir ah...

Maamulka jubaland ooka hadley dagaalka ka socda degmada baardheere

Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa war qoraal ah kasoo saaray dagaal culus oo saaka ka qarxay gudaha degmada Baardheere ee gobolka Gedo, kaas oo u...

Wasiirka arimaha dibada oo ka hadley siyaasiyiinta diidan in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa si adag u dhaliilay siyaasiyiinta diidan in dalka ay ka qabsoonto doorasho qof...

Gudoomiyaha maxkamada ciidamada oo sheegey iney kor u kacdey dhibaatooyinka ay macawisleyda u geystaan shacabka

Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in kor uu u kacay dhibaatada ay Macaawiisleeyda ay ka geesanayaan...

Madaxweynaha somaliya oo dhawaan u kicitimi doona dalka tanzaaniya si uu uga qeyb galo kulan looga hadlayo colaada ka taagan dalka Congo

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu ka qeyb galo shirka aan caadiga ahayn oo madax badan oo Afrikaan ah ay iskugu...

Breaking

Dani oo Madaxweynaha ugu baaqey inuu ka dhabeeyo gogosha wadahadalka uu fidiyey

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ugu baaqay madaxweynaha...

Maamul goboleedka jubaland oo shacabkeeda uga digey qaadashada warqada aqoonsiga qaranka

Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamul goboleedka Jubbaland ayaa war...

Ciidamada dowlada oo alshabab kala wareegay deegaanka wargaadhi

Ciidamada xooga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa saakay jab...
spot_imgspot_img