admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Gudoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka UPD oo Ku Baaqay In Laga Shaqeeyo Xasilooni iyo Wadajirka Somaliyeed

Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka UPD Hassan Sheikh Mohamud ayaa shir guddoomiyey kulan muhiim ah oo mas’uuliyiinta xisbigu ay uga arrinsanayeen arrimaha siyaasadeed...

Jaaliyada Somaliyeed ee Toronto oo Ku Baaqdey In Loo Gurmado Fatahaada Degmada Afgooye

Jaaliyada somaliyeed ee ku dhaqan magalada Toronto ee dalka Canada ayaa ku baaqay shacabka somaaliyee ee ku nool dalka Canada inay si wadajir ah...

Xildhibaan Fowsiya oo Sheegtey In Kheyre uu Carqalad Ku Ahaa In Dalka Ka Dhacdo Doorasho Qof iyo Cod

Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Aadan oo ah guddoomiyaha madasha xisbiyada midoobay ee Hiigsi ayaa soo dhoweysay xil ka qaadistii raysal Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo...

Maddaxweynaha Maamulka Puntland oo Ka Hadley Xil Ka Qaadistii Reysulwasaare Kheyre

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Den ayaa si adag ugu hadlay tallaabadii xilka baarlamaanka ugu qaaday ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, isagoo qeexay waxyaabo badan...

Ciidanka Boliiska oo Sheegay Inay Soo Qabteen Rag Burcad ah oo Dhibaateynayey Shacabka

Ciidamada Booliska ayaa la sheegay in howlgal ay sameeyeen ay kusoo qabteen xalay Koox Burcad ah oo Muwaadin Soomaaliyeed oo ku Shaqeysanayay Mooto Bajaaj...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img