admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Faahfaahin Ka Bixiyey Qaabka uu U Dhacay Weerarkii Shaley Lagu Qaaday Xabsiga Dhexe

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliya Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa faahfaahin aan dhameystirneyn ka bixiyey weerarkii galabta ka dhacay gudaha Xabsiga Dhexe ee Xamar, kaas...

Wasiirka Cadaalada oo Ka Hadley Weerarkii Ka Dhacay Xabsiga Dhexe

Ugu yaraan 7 qof ayaa ku dhimatay oo ay ku jireen dad maxaabiis ah, weerar shalay gelinkii dembe ka dhacay xabsiga dhexe ee magaalada...

Xildhibaanad Sheegtey In Xukuumada Awoodeeda Aysan Gaarsiisaneyn in Ay Ka Taliso Suuqa Bakaaraha

Xildhibaan Sacdiyo Salaad Samatar oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka hadashay xaaladda amni ee magaalada Muqdisho iyo mida siyaasadeed, xilli...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Sheegay In Alshabab Laga Nadiifin Doono Deegaanada Koonfur Galbeed

Taliyaha Ciidamada dhulka Soomaaliyeed Janeraal Cabaas Amiin Cali oo ku sugan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolk Baay ayaa halkaasi waxaa uu ka bilaabay abaabul...

Dhegeyso: Madaxweynihii Hore ee Maamulka Hirshabeele oo Ka Hadley Amni Darada Ka Jirta Wada Isku Xirta Muqdisho iyo Jowhar

Madaxweynihii hore ee Maamul Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo ka hadlayay falalka Amni darro ee mararka qaar ka dhaca wadada xiriirisa Magaalooyinka Muqdisho...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img