admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

SMC OO HOYGIISA KU BOOQATAY WARIYIHII WAYNAA QARANKA SOOMAALIYEED BOQORKA BARTAMAHA

Siday u dulundulcoonaysay warbaahinta ku bohowday Koonfurta Soomaaliya afka qalaad loo yaqaan Southern Media Co-Operation (SMC) saanqaadkeeda Dunida oo waddamo dhawr ah cagta soo...

Alshabaab oo Deegaanka Ceelcade ee Gobolka Gedo Ku Toogtey 4 Wiil oo Dhalinyaro ah

Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa fagaaro ku yaalla degaanka Ceel-Cadde oo ka tirsan Gobolka Gedo waxaa ay ku toogteen Afar ruux oo ay...

Madasha Xisbiyada Qaran oo Soo Dhaweeyey Heshiiskii Dhuusamareeb

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweeyay hannaanka doorashada ee ka soo baxay Dhuusamareeb III waxayna u aragtaa hannaankaasi inuu yahay tallaabo loo qaaday dhinaca...

Ciidamada Amisom oo Xaley Lagu Weerarey Xero ay Ku Lahaayeen Deegaanka Ceelasha Biyaha

Weerar hoobiyeyaal ah ayaa xalay lagu qaaday saldhiga Ciidamada AMISM ku leeyihiin Xaafada Arbacow oo ka tirsan degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa...

Xisbiga Wadajir oo Codsadey In La Yareeyo Tirada Xubnaha Wax Dooranaya

War Saxaafeed kasoo baxay Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa lagu sheegay in la yareeyo Ergooyinka dooranaya doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka. Hoggaamiyaha...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img