admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Akhriso: Farmaajo iyo Hogaamiyeyaasha Maamul Goboleedyada oo Ku Heshiiyey Jadwalka Dorashoyinka Dadban

Shirkii xarunta Villa Somalia uga socday madaxda dowladda federaalka iyo madax goboleedyada ayaa lagu go’aamiyey jadwalka doorashada dalka ka dhaceysa. Jadwalka ayaa qeexaya in hanaanka...

Donald Trump oo Laga Helay Cudurka Covid 19

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa bartiisa Twitterka ku shaaciyay in laga helay xanuunka COVID-19 isaga iyo xaaskiisa. Madaxweyne Donald Trump ayaa si cad u...

AWOOD QAYBSIGA MILATARIGA DOWLLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA IYO REER MARYLAND!!

Dalku waxaa uu leeyahay 5 Qaybdood mark laga reebo Puntland iyo Somaliland oo Jamhuuriyad gooni isutaag ah, waxaana qaybuhu ay kala yihiin sida:- 1....

Haweeney Maanta Isku Miidaamisay Askari Ka Tirsan Ciidamada Nissa

Qarax geystey dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay Isgoyska Black Sea ee Magaalada Muqdisho, Kaasoo dhawaqiisa laga maqlay degmooyinka Gobolka Banaadir. Qaraxan ayaa la...

Diyaaradaha dalka Kenya oo La Sheegay Inay Duqeymo Ka Fuliyeen Degano Ka Tirsan Gobolka Gedo

Warar laga helayo degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo diyaaradaha dagaalka Kenya ayaa waxay duqeymo ka fuliyeen tuulooyin dhowr ah oo ay ku noolyihiin dad...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img