admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Maamulka Galmudug oo Ka Hadley Dilal Ka Dhacay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Mudug

War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Amniga Maamul Goboleedka Galmudug ayaa waxaa looga hadlay dilal saacadihii la soo dhaafay ka dhacay degaano ka tirsan...

Jadwalka Doorashooyinka Qaranka oo La Filaayo Inuu Dib u Dhac Ku Yimaado

Jadwalka doorashada Soomaaliya ee ay isku raaceen madaxweyne Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada ayaa qarka u saaran inuu ku yimaado dib u dhacii ugu...

Haweeney La Sheegay Inay Caruur Soo Xaday oo Lagu Qabtey Xaafad Ka Tirsan Degmada Wadajir

Ciidamada amaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa barqanimadii maanta gacanta ku dhigay haweeney la sheegay inay caruur soo xaday, taasoo lagu qabtay qeybo ka mid...

Reysulwasaare Rooble oo Maanta Magacaabay Golihiisa Wasiirada

Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magacaabay golaha wasiiradda xukuumada Soomaaliya, kuwaas oo intooda badan ah wasiiradda xukuumadii hore Ee Kheyre.

Turki oo Tababar u Furtey 450 Askari oo Somali ah

Turkiga ayaa tababar cusub u furay boqolaal ka tirsan ciidamada militariga Soomaaliya, tababarkaas oo ka dhacaya magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Tababarkan, oo ka furmay...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img