Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa reysulwasaaraha dowlada federaalkasomaliya faray in ay ka shaqeyso doorasho waqtigeeda ku dhacda.
Guddoomiyaha oo khudbad ka jeedinayay...
Mudanayaasha Baarlamaanka labaad ee maamulka Hirshabelle ayaa goordhaw looga yeeray xarunta guddiga farsamadda iyo soo xulista Baarlamaanka labaad ee Hirshabelle si loo siiyo...
Madaxweynihii hore ee Dowlada federaalka Soomaaliya ahna gudoomiyaha Madasha Xisbiyada Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay kufsiga kusoo batay dalka...