admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Baarlamaanka oo maanta ansixiyey hindise sharciyeedka diiwaan gelinta shacabka somaliyeed

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay kulan kooda caadiga ahaa ku yeesheen Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho, waxaana kulankooda...

Madaxweynihii hore ee somaliya oo kulan la qaatey qaar katirsan duubabka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo maalintii shalay taggay magaalada Jowhar ayaa saacadihii ugu danbeeyay kulamo kala duwan la qaatey Siyaasiyiinta iyo...

Roobab xoogan oo xaley ka da’ay magalada muqdisho

Roob Mahiigaan ah oo saacado dhowr ah qaatay oo habeennidii xalay ka da'ay magaalada Muqdisho ayaa sababay barakaca dad dan'yar oo qaarkood uu burburiyay...

Dhegeyso Sheekh Shariif oo ka hadley safarka uu ku tegey magalada jowhar

Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamul goboleedka Hir-Shabeelle ayaa waxaa Maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh shariif Sheekh Axmed, iyada oo...

Ciidamada boliiska iyo milateriga ee ka howlgala gobolada Bay iyo Bakool oo looga digey iney galaan fal dembiyeed

Shir jaraa’id oo ay si wadajir ah Baydhabo ugu qabteen Taliyaha qeybta 60aad ee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, Taliyaha qeybta Booliska gobolka Baay...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img