admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka arimaha gudaha ooka hadley arimaha doorashooyinka

Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa ka hadlay Arimaha doorashooyinka dalka iyo sidoo kale guddiyadii dhawaan lasoo magacaabay ee loo...

Reysulwasaaraha itoobiya oo madaxweyne si ku meel gaar ah ugu magacaabay gobolka tigrega

Ra’iisul wasaaraha dowladda Itoobiya Abiy Axmed ayaa madaxweyne Kumeel gaar ah u magacaabay gobolka ay dhibaatada ka bilaabatay ee Tigraay. Gobolkaan ku yaalla waqooyiga dalka...

Golaha amaanka oo u codeeyey in aan somaliya laga iibin walxaha qarxa

Golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa u codeeyay khamiistii in laga hortago iibinta ama u rarida Soomaaliya ee walxaha qarxa , iyadoo ay jirto...

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay heshiiska doorashooyinka dalka

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Heshiiskii Siyaasadeed ee Doorashooyinka Dadban kaasoo Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ay si wadajir ah...

Waa maalintii Sagalaad Ee Isku dhac Militari iyo Tigreega oo Isugu

Waa maalintii Sagalaad Ee Isku dhac Militari iyo Tigreega oo Isugu Habar-wacday in ay Iska Difaacaan Ciidamada Dowladda.Maqalle: Maamulka gobolka Tigreega ee woqooyiga dalka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img