admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey oo maanta ka shiri doona arimaha somaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan xasaasi ah oo ku saabsan xaalada dalka Soomaaliya ku yeelanaya Xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada...

Roobab dabeyla wata oo ka da,ay Magalada Boosaaso

Saacdihii la soo dhaafay ayaa waxaa roob xoogan ay ka da'ayeen magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari, kuwaasi oo geystey qasaarooyin badan. Roobabkani ayaa...

Gudoomiyaha aqalka sare oo sheegay in Madaxweynaha uu ku xadgudbey dhowr qodob

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa ka hadlay khilaafka ka dhashay Guddiyada doorashooyinka ay soo magacaabeen Dowladda Soomaaliya iyo Madaxweynayaasha, Galmudug, Hir-Shabeelle...

KHilaaf soo kala dhex galay Farmaajo iyo..

Iyadoo Khilaaf u dhaxeeyey Madaxweyne Farmaajo iyo Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa hada waxaa soo shaac baxaya in uu Khilaaf kale uu soo...

Reysulwasaaraha xukuumada federaalka oo maanta gaaray magalada baydhaba

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa ay Maanta gaareen Magaalada Baydhabo ee Xarunta...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img