Dowladda Kenya ayaa dhaqdhaqaaq ciidan oo xoog leh ka wada xuduudda Degmada Mandhera ee Gobolka Waqooyi Bari la wadaagto Degmada Beled Xaawo ee Gobolka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Dowladda Kenya ku eedeysay abaabul dagaal iyo in ay hubeyneyso maleeshiyaad qalalaase amni ka abuura Gudaha Soomaaliya.
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay...