admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Musharax Madaxweyne Prof Cabdi Maxamed Kuusow oo maanta si diiran loogu soo dhaweyeey magalada baydhaba

Waxaa maanta gaaray magalada baydhaba Musharax Madaxweynaha Somalia 2021 Proff Abdi Mohamed Kuusow halkaasi oo si diiran lkoogu soo dhaweeyey. Prof ayaa waxaa garoonka diyaaradaha...

Daawo: odayaasha dhaqanka degmada walaweyn oo ka jawaabey hadalkii nabadoonka beesha hubeer

kulan ay isugu yimaadeen maalintii shaley odayaasha dhaqanka beelaha degmada walaweyn ayaa waxaa ay raali gelin kaga bixiyeen hadal ay sheegeen in uu kasoo...

Ciidmado kenyaan ah oo qarax lagula beegsaday deegaano ka tirsan gobolka jubada hoose

Qaraxaan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa uu ka dhacay degaanka hoosingow ee Gobolka Jubbada Hoose, waxaana la sheegay in uu...

Madaxweynaha maamulka galmudug oo bedelay mowqifkii uu la qaatey xukuumada

Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor ayaa isaga oo wareysi siiyay laanta Afka Soomaaliga ee BBC da sheegay in dalka aysan ka...

Dowlada oo ka hadashay ciidamo lagu soo bandhigey duleedka magalada muqdisho

Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay ciidamo hubeysan oo muqaalkooda lagu baahiyay baraha Bulshada kuwaas oo la sheegayay in loo diyaariyay ka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img