admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Alshabab oo mudo kooban la wareegay gacan ku heynta deegaanka ceeldheere ee duleedka magalada dhusamareeb

Maleeshiyada Ururka Al-Shabaab ayaa saqdii dhexe ee xaley mudo kooban la wareegay gacan ku haynta deegaanka Ceeldheere, oo ku yaala inta u dhaxeysa Dhuusamareeb...

Taliska Africom oo ka hadley duqeyn ay ka fuliyeen gobolka bay

War kasoo baxay Taliska ciidanka Mareykanka ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in howlgal ay ka kaashadeen iyaga iyo ciidanka dowladda Soomaaliya ka fuliyeen gobolka...

Reysulwasaaraha oo sheegay in arimaha doorashooyinka uu u xilsaaray wasiiru dowlaha xafiiskiisa

Kaddib Qoraal uu dhawaan soo saaray Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayuu u xushay maamulka iyo socodsiinta howlaha doorashada Wasiiru-Dowlaha Xafiiskiisa...

Daawo odayaasha beesha hubeer oo wasiirka arimaha gudaha maamulka koonfur galbeed ku eedeeyey musuqmaasuq

Odayaasha dhaqanka beesha hubeer oo kulan ku yeeshay degmada walaweyn maalintiii isniinta aheyd ayaa waxaa ay kulankooda dhaleeceyn aad u weyn uga soo jeediyeen...

Gudiga uu dhawaan magacaabey gudoomiyaha gobolka oo si gooni goni ula kulmey odyaasha degmada walweyn

Guddiga xaqiiq raadinta ee uu dhawaan magacaabay gudoomiyaha gobolka shabeelaha hoose Cabdulkhaadir Siidi ayaa maalintii shaley waxaa ay kulan la qaateen odayaasha dhaqanka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img