admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ku eedeeyey qiyaano qaran madaxweyne farmaajo iyo fahad yasin

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa si kulul uga hadlay Wararka leysla dhexmarayo oo sheegaya in Dhalinyaradii tababarka Ciidanimo...

Xukuumada oo beenisay hadal beryahan la isla dhex marayey oo ahaa ciidamo somaliyeed in lagu laayey dagaalka ka socda itoobiya

Dowladda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku sheegtay warar soo baxay oo sheegaya in dhalinyarro Soomaaliyeed oo tababar loogu qaaday dalka Eritrea ka...

Shirkada Duulimaadka daruuro oo deeq raashin gaarsiisay shacabka degmada xudur

Maamulka shirkada Duulimaadka Daruuro ayaa maanta waxaa ay deeq raashin gaarsiisey degmada xuduree gobolkabakool halkaasi oo ay beryahani ka taagneyd dhibaatooyin raashin la,aan kadib...

Wasiirka cadaalada oo hooyo wiilkeeda ka xirnaa mudo 4 sanadood ah dib xoriyadiisa u siiyey

Hooyo Soomaaliyeed oo cabashadeeda lagu gudbiyay baraha bulshada ayaa maanta dib ula midowday wiilkeeda oo muddo afar sano ah ka xirnaa isla markaana ay...

Taliska Africom ee mareykanka oo sheegey inuu dhameystireen ka bixitaanka dalka somaliya

Taliska militariga Maraykanka ee qaaradda Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa xaqiijiyey in la dhammaystiray bixitaankii ciidamada Maraykanka ee Soomaaliya. Afhayeenka AFRICOM Gaashaanle Sare Christopher...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img