admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Sheekh shariif oo shir jaraa’id ku qabtey magalada muqdisho

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo xilliga kala-guurka ee...

Taliye Kuxigeenka Qeybta 27aad oo ka hadaley dagaalka saaka ka dhacay magalada beledweyne

Taliye Kuxigeenka Qeybta 27aad ee Millateriga Soomaaliya Janeral Saalax Yaaquub oo Warbaahinta kula hadlay Gudaha Magaalada Baladweyne ayaa faahfaahin ka bixyay dagaal Culus oo...

Shirka dhuusamareeb oo dhowr qodob la isla afgartey in la xaliyo

Magalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa weli ka socda shirka wadatashiga Madaxda dowladda, Dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, iyada oo saacadihii la soo dhaafay...

Dagaal saaka ka dhacay degmada beledweyne

Waxaa haatan degan xaalada magaalada Baledweyne kadib markii shacabka ku dhaqan magaalada ay mar qura kusoo tooseen dagaal waqti kooban ku dhaxmaray gudaha magaalada...

Golaha musharixiinta oo sheegey in 8da feb looga gudbi karo oo keliya wax la isla ogol yahay

Golaha midowga musharrixiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in siddeeda Febraayo kaliya looga gudbi karo heshiis siyaasadeed oo wadar oggol. Warsaxaafadeed kasoo baxay golaha midowga musharrixiinta...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img