admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha iyo Reysulwasaaraha oo ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid Sheekh Nuur Baaruud

Waxaa habeennimadii xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday alle ha u naxariisteen Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ahaa culimada waaweyn ee Soomaaliyeed muddo...

Kenya oo ka hadashey sida ay u aragto go,aankii maxkamada aduunka

Dowladda Kenya ayaa maalmo kadib waxaa ay ka hadashay sida ay u aragto go’ankii Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ee ahaa in marnaba aysan...

Musharax Daahir Maxamuud Geele oo ka hadley arimaha dooorashooyinka

Musharaxa madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in saddex su’aalood hadii jawaab loo helo la ogaan doono sida ay noqon karto xaaladda Soomaaliya. Daahir wuxuu...

Wasarada caafimaadka oo ka warbixisay cudurka covid 19 iyo sida uu u faafayo

Wasaaradda Caafimaadka dowlada federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay ee Cudurka COVID 19 Soomaaliya. Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in maanta guud ahaan Cudurka laga...

Midowga musharixiinta oo fariin u direy hay’adaha amaanka

Midowga Musharaxiinta ayaa faahfaahiyay Mudahaaradka lagu waddo in maalinta Jimcada ah uu ka dhaco Muqdisho kaasoo looga soo horjeedo dowladda uu dhamaaday waqtigii loogu...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img