admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Beesha caalamka oo soo dhaweeyey heshiiskii ay gaareen mucaradka iyo dowlada

Wakiiladda Beesha caalamka ayaa soo dhaweeyay heshiiskii xalay xukuumadda iyo Midowga Musharixiinta ay ku gaareen magaalada Muqdisho. Qoraal ka soo baxay beesha caalamka ayaa lagu...

Shaqaaqadii dhacay 19 feb oo loo saaray gudi baara

Xukuumadda xil-gaarsiinta iyo Midowga musharaxiinta ayaa shir ay ku yeesheen hotel Decale ku gaaray heshiis ka kooban 6 qodob, waxaana la magacaabay guddi loo...

Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweeyey heshiiskii ay gaareen dowlada iyo golaha musharixiinta

Madaxweynaha Waqtigiiso dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo Midowga Musharaxiinta oo xalay wadajir loo soo saaray. Madaxweynaha ayaa...

Aqriso Warmurtiyeedka kasoo baxay kulankii maanta ay lahaayeen dowlada iyo musharixiinta beelaha hawiye

Warmurtiyeed ka kooban ilaa lix qodob ayaa ugu danbeyntii laga saaray shir saacado badan qaatay oo Hotel Decale ee magaalada Muqdisho uga soconayay Ra'iisal...

Kulankii siyaasiyiinta beelaha hawiye ay ku lahaayeen hotel ducaale oo laba qodob la isku af gartey

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya shirkii goor dhawayd ka furmay Magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in 2 qodob la isku af...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img