admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha maamulka jubaland oo maanta gaarey magalada muqdisho

Wefdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Jubbaland ayaa...

Shacabka magalada garowe oo lagu soo rogey amaro cusub

Laamaha ammaanka ee dowlad goboleedka Puntland ayaa soo saaray amar ku socda dadka shacabka ah ee ku dhaqan magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal,...

Hoobiyeyaal lagu garaacay xerada xalane iyo alshabab oo sheegatey

Dhawaaq Madaafiic Ah ayaa lasoo sheegayaa in laga maqlay Xerada Xalane oo ay Beesha Caalamka deggan yihiin, iyadoo faah faahino badan la ogeyn. Hoobiyeyaasha ayaa...

Daawo Wasiirada haweenka iyo xuquuda aadanaha oo haweenka somaliyeed uga hambalyeysay munaasabada 8da maarso

Wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 8 Maarso oo maanta ku beegan. Wasiirada...

Wasiirada wasarada caafimaadka oo sheegtey in dalka uu soo gaaray nooca cusub ee karonaha

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa shacabka ugu baaqday inay u hoggaansamaan tallaabooyinka caafimaad ee looga hortaggayo fiditaanka cudurka Karoona xilli...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img