admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Maamulka gobolka banaadir oo maanta howlgalo la xiriiri dadka aan afka xirka wadan ka bilaabay degmada wadajir iyo dharkanleey

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dhowaan ku dhawaaqday go’aano culus oo lagu xakameynayo cudurka saf-marka ah ee Coronavirus, kaasoo mar labaad ku soo...

Madaxweynaha maamulka puntland oo kulan la qaatey safiirka mareykanka

Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo maalmahan ku sugan magalada muqdisho ayaa maanta kulan la yeeshay safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya, Donald...

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Odayaasha dhaqanka koonfur galbeed oo ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid malaaqa beesha eelaay

Suldan Bube Abdule Bube, Malaq Mohamed yacqub sheikh Derow iyo sultan warsame Suldan Aliyoow ibrow ayaa waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan guud...

Kenya oo ka baxday kiiska dacwadda badda Soomaaliya ee maxkamadda ICJ

Dowladda Kenya ayaa ka baxday kiiska dacawadda badda Soomaaliya ee kala dhaxeeysa Soomaaliya, kaasi oo qorshaha uu ahaa in maalinta berri ah uu dhageysigiisa...

Midowga Musharaxiinta oo kulan la yeelanaya Axmed Madoobe iyo Saciid Deni

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa in xeyndaanka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ay kulan kula yeeshaan Madaxweyneyaasha dowlad...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img