admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Muhaajiriin ka badan boqol ruux oo ku dhimatay badda Mediterranean-ka

Hay’adda socdaalka nuhaajiriinta ee IOM ayaa sheegtay in  ugu yaraan 100 qof ay ku dhinteen badda  Mediterranean ,ka dib markii ay degtay doon yar...

Jabuuti oo jawaab culus ka bixisay eedeyntii uga timid DF

Dowladda Jabuuti ayaa ka jawaabtay eedeyntii shalay uga timid dowladda federaalka ee aheyd inay faro-gelin ku hayso arrimaha gudaha ee Soomaaliya. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cusmaan...

Madaxweynihii hore ee somaliya oo soo dhaweeyey baaqa golaha amniga ee Q.M

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ah Gudoomiyaha golaha Musharaxiinta ayaa si weyn u soo dhaweeyay go’aankii xalay lagu cambaareeyay muddo kororsagii...

Reysulwasaare Rooble oo ka hadley fowdadii shalay ka dhacay garoonka adan cade

Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble oo kulan la qaatay saraakiisha hay'addaha Amniga ayaa ka hadlay dhacdadii maalintii shalay ee Garoonka Aadan Cadde...

Midowga afrika oo sheegay in somaliya u baahan tahay kulan loo dhan yahay

Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika ayaa maanta kulan ka yeeshay ismaandhaafka doorashada ee ka taagan Soomaaliya, kadib markii barlamaanka Soomaaliya uu meel...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img