admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha maamulka hirshabele oo ka hadley fatahaada webiga

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay in xaalad aad u daran ay xilligan kajirto Magaalada Jowhar iyo tuulooyinka hoostaga, halkaas oo...

Dowlada federaalka somaliya oo cambaareysay qarax ardey lagula beegsadey dalka afgaanistaan

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa ay si kulul u cambaareeysay qaraxyo xoogan oo ka dhacay Gudaha Magaalada Kaabuul ee dalka Afgaanistaan, kuwaas...

Midowga africa oo ergey cusub usoo magacaabay dalka somaliya

Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat, ayaa Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Ghana, John Dramani Mahama, u magacaabay ergayga gaarka ah ee arrimaha doorashooyinka...

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun rug cadaa Cabdullahi shekh ismaaciil oo maanta muqdisho ku geeryoodey

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuunAllaha u naxariistee waxaa maanta magalada muqdisho ku geeryoodey rug cadaa Xildhibaan Cabdulaahi Sheekh Ismaciil oo ka tirsanaa Golaha shacabka...

Reysulwasaaraha oo maanta kulan la qaatey safiirka turkiga

Ra’iisul Wasaaraha xukuumada federaalka somaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya Mahmet Yilmez. Rooble ayaa kala hadlay Safiirka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img