admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Midowga africa oo ciidamada amisom u sameeyey mudo kordhin

Midowga Afrika ayaa sheegay in howlgalka AMISOM, ay heli doonaan waqti kordhin ku eg 31-ka bisha Diseembar ee sanadkan, taasoo soo afjari doonta hubanti...

Degmooyinka ay alshabab gacanta ku heyso oo si weyn looga ciiday maanta

Waxaa maanta si weyn looga ciiday deegaanada ay gacanta ku heyso ururka Al-Shabaab deegaanadaaso oo ku kala yaala koonfurta iyo bartamaha somaliya. Magaalooyinka sida weyn...

Dhegeyso maamulka degmada afgooye oo is hortaag ku sameeyey dad rabey inay tukadaan salada ciida

Ciidamada Amaanka Degmada Afgooye ayaa waxay maanta joojiyeen Takbiirta salaada ciida oo ka socotay Masaajidyo ku yaalla Xaafadaha Qaar Degmadaasi. Ciidamada ayaa tegay Xaafada If...

Dowlada somaliya oo diidey ergeyga cusub ee dhawaan loo magacaabay inuu ka shaqeyo dhexdhexadinta labada garab

Soomaaliya ayaa diiday magacaabista iyo inuu dalka yimaado Wakiilka sare ee uu Midowga Afrika usoo magacaabay Soomaaliya, John Mahama, si uu u hogaamiyo wadahadalada...

Dowlada somaliya oo jawaab ka bixisey xayiraada ay kenya kusoo rogtey duulimaadyada

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay go’aanka ay dowladda Kenya ku joojisay dhamaan duulimaadyadii tegi jirey iyo kuwii ka imaan jirey dalkeeda. Sii-hayaha Wasiirka gaadiidka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img