admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Kulankii uu iclaamiyey reysulwasaare rooble oo maanta furmey

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda ayaa shir guddoomiyay shirka golaha wadatashiga qaran ee doorashooyinka oo maanta ka furmay xerada Afisyooni ee magaalada Muqdisho. Dhamman madaxweynayaasha maamul goboleedyada...

Reysulwasaaraha oo kulan hordhac ah la qaatey qaar ka tirsan madaxda maamul goboleedyada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan iswareysi ah la qaatay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, Madaxweyneyaasha Maamul-goboleedyada Galmudug, Jubaland iyo Koofurgalbeed oo...

Ergeygii midowga afrika usoo magacowdey dhexdhexaadinta kooxaha isku heysta siyasada somaliya oo iska casiley xilkaas

Madaxweynihii hore dalka Ghana ,John Dramani Mahama ayaa warqad uu u qoray Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika wuxuu ku sheegay inuu iska casilay magacaabista Wakiilkii...

Qaramada midoobey oo ugu baaqdey siyasiyiinta somaliyeed tanaasul iyo is afgarad

Qaramada Midoobay ayaa ku dhiirrigelisay dhammaan hoggaamiyeyaasha Soomaaliyeed in ay si daacadnimo leh uga qeybgalaan Shirka Muqdisho ka dhacaya si dhakhso looga heshiiyo hirgelinta...

Ciidamada dowlada oo maanta howlgalo ka sameeyey degmada jowhar

Ciidamada Haramcad ayaa xalay ilaa saaka waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen inta badan Xaafadaha Magaalada Jowhar. Howlgalka ayaa ka dambeeyay kadib markii shalay...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img