admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Maamulka galmudug oo sheegay inay gacanta ku dhigeen dad dembiyo geystey

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal ay ciidamada ammaanka Galmudug saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyeen qeybo ka mid ah degmada Caabudwaaq...

Alshabab iyo ciidamo kenyaan ah oo ku dagaalamay gobolka jubada hoose

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeyey ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howl-galka AMISOM iyo xoogag ka tirsan Al-Shbaab oo ka...

Wasiirka gaadiidka duulista iyo hawada oo ka hadley soo celinta duulimaadyada somaliya iyo kenya

Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa sheegay in farsamo ahaan loo furey hawada Soomaaliya duulimaadda ka imaanaya Kenya. Wasiirka ayaa...

Gudiga farsamada doorashooyinka oo kujlan la qaatey ergo ka tirsan qaramada midoobey

Gudiga Farsamada arrimaha doorashooyinka ee uu dhawaan Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta la kulmayerdo ka socdey Qaramada Midoobey oo...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka fuliyey deegaano ka tirsan gobolka shabelaha hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgalo qorsheysan oo saacadahii lasoo dhaafay ciidamada Militariga Soomaaliya ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Sh/hoose. Howlgalada waxaa si...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img