admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Safiirka sweden oo maanta boogasho ku tegey magalada baladweyne

Wafdigan uu hoggaaminayo Safiirka wadanka Sweden u fadhiya Soomaaliya Staffan Tillander ayaa goordhaw gaaray magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Wafdiga Danjiraha Sweden ee Soomaaliya...

Alshabab oo meel fagaara ah ku toogtey nin la sheegey inuu diley hooyadii

Al-shabaab ayaa shalay galinkii dambe goob fagaare ah oo ku taala deegaanka Shaw ee gobolka Hiiraan ku fuliyay xukun dil toogasho ah. Xukunka dilka toogashada...

Gudoomiyaha aqalka sare oo sharci daro ku tilmaamey dhowr wareeto uu saxiixay farmaajo

Guddoomiyaha Aqalka Sarre, Cabdi Xaashi ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu uga digay, sharci-darana uga dhigay lix wareegto oo uu saxiixay madaxweynaha waqti...

Ciidamada xooga dalka somaliya oo shegay inay dileen ciidamo ka tirsan alshabab

Afhayeenka ciidanka xoogga dalka, G/sare Cali Xaashi Cabdi ayaa sheegay in ay ciidamada dowladdu dagaallo shalay ka dhacay gobolka shabeeladda dhexe ku dileen 17...

Warbixinta sanadlaha ee QM oo lagu sheegay in somalia ay ku xadgudubto xaquuqda ciyaalka

Warbixin cusub oo ay soo saartay Qaramada Midoobay, ayaa lagu sheegay in xadgudubyada lagula kaco carruurta ku nool wadamo ay Soomaaliya kamid tahay, ay...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img