admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Shirka golaha wadatashiga doorashooyinka oo kol dhaweyd ka furmey magalada muqdisho

Waxaa Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ka furmay Shirka Golaha wadatashiga doorashooyinka oo ka kooban Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxda Maamul Goboleedyada & Guddoomiyaha...

Alshabab oo meelo fagaaro ah degmada saakoow ku toogtey dhowr qof

Kooxda Alshabaab ayaa meel fagaare ah ku toogatay lix qof oo ay haweenay ku jirtay oo lagu eedeeyay in basaasiin u ahaayeen sirdoonka Maraykanka,...

Madaxweynaha maamulka hirshabeele oo ogolaaday inuu ka qeyb galo shirka wadatashiga

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo Khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa ka raalli galiyay tabashadii uu ka...

Gudoomiyaha aqalka sare oo maanta kula la qaatey madaxweynaha maamulka jubaland

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa waxaa uu Maanta kulan la qaatay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo...

Maamulka puntland oo xukun dil ah ku fuliyey xubno ay sheegeen iney ka tirsanaayeen alshabab

Maxkamad ka howlgasha Puntland ayaa Saaka oo Axad ah waxay Gaalkacyo ku toogatay 18 xubnood oo horey Maxkamadda ciidamada Puntland ay ugu xukuntay dil,...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img