admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Maxkamada gobolka banaadir oo xukun ku ridey 9 gabdhood oo ka xamaalan jirey tiktok

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta xukun ku ridday 9 gabdhood oo kamid ah dhalinyarada isticmaalaha baraha bulshada, kuwaas oo muddooyinkii u dambeeyay u xirnaa...

Wasaarada caafimaadka oo sheegtey iney korortey qasaarihii ka dhashay weerarkii liido

Wasaarada Caafimaadka dowladda Fedaraalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Xasan ayaa sheegay inuu kordhay khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca ee ka dhashay weerarkii kooxda Al-Shabaab ay...

Reysulwasaare xamsa oo sheegey in xabsiga la dhigey saraakishii shaqada ku lahaa goobihii la weerarey

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in la qaadday tallaabooyin adag oo lagula xisaabtamayo saraakiishii shaqada ku lahayd goobaha la weeraray, qaarkoodna...

Ergeyga qaramada midoobey u qaabilsan somaliya oo cambaareeyey weerarkii liido

Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, kaasoo galaaftay nolosha dad gaaraya...

Reysulwasaare xamsa oo soo gabagabeeyey shirka culumada somaliyeed

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray shirweynihii labaad ee culuma’udiinka Soomaaliyeed, kaas oo looga hadlay la-dagaalanka Alshabaab, dowladnimada...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img