admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Maamulka galmudug iyo puntland oo ka shirey adkeynta amniga deeganadooda

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamul Goboleedka Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa Maanta oo Jimco ah shir gudoomiyey shirka Amniga Gobolka Mudug. Shirkan oo ay ka...

Hogaamiyaha xisbiga wadajir oo ka jawaabay hadal aan sal laheyn oo kasoo yeeray hay’ada Nisa

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa si adag uga falceliyay hadalka kasoo yeeray hay'adda Nabadsugida Qaranka Soomaaliyeed ee ahaa in Ikraan Tahliil ay...

Reysulwasaare rooble oo ka hadley dhaqaalaha ku bixi kara doorashooyinka

Raysal wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in ay doorashada u qorsheeyeen in ay ku bixi doonto 26 malyan oo dollar, isagoo sheegay...

Maamulka hirshabeele oo sheegey in gole deegaan loo sameyn doono dhamaan degmooyinka

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay inay wadaan qorshooyin dhowr ah oo Golle degaan loogu dhisayo dhamaan degmooyinka Maamulka Hir-Shabeelle. Waxaa uu...

Alshabab iyo ciidamada amisom oo ku dagaamay deegaano ka tirsan jubada hoose

Ciidamada Kenya oo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM & Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa habeenkii xaley ku dagaalamay deegaano hoostaga gobolka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img