admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Midowga musharixiinta oo ka horyimid xilka cusub ee loo magacabay Fahad Yasin

Golaha Midowga Musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay magacaabis iyo xilka qaadis uu sameeyay madaxweyne Farmaajo. Midowga Musharaxiinta ayaa ka horyimid talaabada uu...

Madaxwene farmaajo oo aqbaley xil ka qaadista lagu sameeyey Fahad Yasin xil cusubna u magacaabay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa aqbalay istiqaalo uu usoo gudbiyay Agaasimaha Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Fahad Yaasiin, isagoo dhinaca kale u magacaabay...

Reysulwasaare Rooble oo kulanla qaatey taliyeyaasha ciidamada qalabka-sida

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan kula qaatay Xafiiskiisa taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida iyo guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka...

Maamulka puntland oo soo dhaweeyey go,aankii reysulwasaraha xilka kaga qaadey taliyaha Nisa

Maamulka Puntland ayaa ka hadlay Go’aankii Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta uu Shaqada uga joojiyay Agaasimihii Hay’adda NISA iyo kiiska Ikraan Tahliil oo aheyd Gabar...

Ciidamada dowlada iyo alshabab oo ku dagaalamay deegaanka bariire

Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay degaanka Bariire oo kamid ah degaannada...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img