admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Ciidamada Nisa oo howlgalo ka sameeyey degmada shibis ee gobolka banaadir

Ciidamada NISA ayaa howlgallo qorsheysan oo dad farabadan lagu qabqabtay waxaa ay xalay ka fuliyeen xaafado ka tirsan degmada Shibis ee Gobolkan Banaadir. Howlgalka oo...

Dalka ingiriiska oo ka hor yimid qorshaha holgalka amisom ka dooneyso somaliya

UK ayaa ka hor timid qorshaha lagu doonayo in howlgalka Amisom loogu badalo mid wadajir ah oo ay ku midaysan yihiin Qaramada Midoobay iyo...

Golaha amaanka oo magacaabi doona gudi soo qiimeeya in somaliya laga qaado cunaqabateynta hubka

Golaha ammaanka ayaa dhowaan magacaabaya guddi madax bannaan oo soo qiimeeya waxa ay dowladda Soomaaliya ka qabatay hubka sharci darrada ah, si looga fikiro...

Senator Yuusuf Geelle Ugaas oo iska casiley kursigii aqalka sare ee dhawaan loo dooortey

Senator Yuusuf Geelle Ugaas ayaa iska casiley kursigii Aqalka Sare ee dhawaan dib loogu doortay isla markaana uu ku matalayey deegaanada maamulka galmudug. Warqad uu...

Gudiga doorashooyinka maamulka galmudug oo shaaciyey 5ta kursi ee ugu horeysa doorashada aqalka hoose

Guddiga Hirgelinta Doorashada maamulka Galmudug ayaa shaaciyay shanta kursi ee ugu horeysa ee la qabanaayo doorashadooda maalmaha soo socda. War qoraal ah oo kasoo baxay...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img