admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Qarax maanta ka dhacay degmada jowhar

Wararka ka imaanaya degmada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in halkaasi uu goordhaw ka dhacay Qarax xoogan oo la sheegay inuu ahaa nooca...

Ciidamada maamulka puntland oo sheegay inay howgalo ka fuliyeed dhulka buuraleyda

Ciidamada maamulka Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay hawlgallo qorshaysan ka fuliyeen dhulka buuraleyda silsiladda Golis ee ka tirsan Gobolka Bari. Saraakiisha Ciidamada...

Cudurka corono viruska oo kusoo batay dalka somaliya

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in asbuucii u dambeeyay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 4,792, balse la diiwaan geliyay...

Ciidanka boliiska oo xaley howlgalo ka fuliyey xaafado ka tirsan degmada kaaraan

Ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliya ayaa xalay howlaglo qaatay saacado badan waxay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho. Howlgalka ay ciidanka...

Maamulka somaliland oo wareegto kasoo saarey siyaasiyiinta u shaqo tagta magalada muqdisho

Wareegto uu ku saxeexan yahay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagu sheegay in xukuumada Somaliland ay joojisay aqbalaada cafisyada ay Soo dalbadaan dadka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img