admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha oo digniin u direy ganacsatada hubka sharcidarada ah dalka keena

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa digniin adag ka soo saaray ka ganacsiga hubka sharci darrada ah , isagoo hoosta ka xariiqay in dowladdu...

Ciidanka dowlada oo la wareegey deegaano hoostaga gobolka bakool

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ayaa weerar qorsheysnaa ka fuliyay deegaanka Qeydar Cadde oo ka mid ah deegaanada hoostaga...

Gudoomiyaha baarlamaanka oo soo afjarey kala fikir duwanaanshaha xildhibaanada hawiye iyo digil iyo mirifle

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku guuleystay xalinta kala aragti duwanaasho xoogan oo u dhaxeysay qaar ka...

Madaxweynaha somaliya oo kulan la yeeshay madaxweynaha dalka shiinaha

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah kula yeeshay Madaxtooyada Beijing ee dalka Shiinaha dhigiisa dalkaas madaxweyne Xi Jinping. Kulanka...

Qaar ka tirsan odayaasha dhaqanka koonfur galbeed oo kasoo horjeestey taagerida itoobiya

Qaar kamid ah odayaasha dhaqanka ee kasoo jeeda Koonfur Galbeed oo maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladaha soo kordhay, gaar...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img