admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Reysulwasaare xamsa oo magalada New york kula kulmay wakiilka midowga yurub ee africa

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo magaalada New York ee dalka Mareynkanka uga qeyb galaya shirka meertada 79-aad ee Qaramada Midoobay...

Dani oo sheegey inuu diyaar u yahay in ay meel fagaara ah ku wada hadlaan maamulkiisa iyo dowlada federaalka

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay diyaar u yihiin wada hadal ay la galaan dowladda Federaalka Soomaaliya, si loo xalliyo khilaafka...

Dowlada masar oo ka hadashay hub ay dhawaan kasoo dejisay magalada muqdisho

Dowladda Masar ayaa ka hadashay hub ay kasoo dajisay magaalada Muqdisho oo ay ugu talo gashay dowladda Federaalka Soomaaliya. Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda Arrimaha dibadda...

Wasiirka difaaca oo ka hadley hub dhawaan ay somaliya ka heshay dalka masar

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa ku nuux nuuxsaday in Soomaaliya ay si madax banaan u go’aamin doonto xulafadeeda gudaha iyo dibadda, maaddaama...

Shuute oo digniin u direy dadka hubka guryaha ku heysta iyo kuwa ka ganacsada

Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada kowaad ee ciidamada qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa digniin adag kasoo soo saaray haysashada, isticmaalka iyo iibinta hubka ee...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img