Waxaa magalada baraawe ee gobolka shabelaha hoose ayaa lagu qabtey kulan looga hadlayo aminiga guud ee doorashooyinka ee la filaayo inay ka dhacaan degmada...
Ciidamada Booliska Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa howlgallo Amniga lagu xaqiijinayay oo dad farabadan lagu soo qab qabtay ka fuliyay xaafadaha qaar...