admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Safarada mareykanka ee kenya oo sheegtey ineysan aqoonsaneyn dukumentiyada laga soo qaato somaliya

Safaaradda Mareykanka ee Nairobi ayaa sheegtay inaysan aqoonsanayn dukumeentiyada Soomaaliya lagasoo qaato ee ay bixiso dowladda Soomaaliya. Soomaali badan oo xaraystay barnaamijka baqtiyaa-nasiibka ee loo...

Gudoomiye ku xigeenka amniga degmada walaweyn oo ka badbaadey qarax miino ah

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo Xalay ka dhacay agagaarka hoyga uu ka dagan yahay degmada wanlaweyn guddoomiye ku xigeenka amniga...

Sheekh shariif oo walaac ka muujiyay xaalada amini ee dalka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda amni ee sii xumaaneyso xilligan. Sheekh Shariif ayaa...

Maamulada jubaland iyo Puntland oo gudiga doorashooyinka heer federaal ku wareejiyey liiska xildhibanada lasoo magacaabay

Guddiga Maamulka Doorashooyinka heer Maamul Goboleed ee Puntland ayaa Guddiga Doorashooyinka ee heer Federaal ee (FEIT) ku wareejiyay xogta iyo Warqadaha Foomamka doorashadii ka...

Alshabab oo weerar ku qaaday saldhig ay ciidamada puntland ku leeyihiin deegaanka Af-urur

Wararka ka imaanaya deegaanka Af-urur ee gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegayaa in halkaas Al-shabaab ay waaberigii saaka weerar ku qaadeen saldhig ku leeyihiin...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img