Waxaa Maanta oo Khamiis lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu qabto munaasabad lagu dhaarinaayo Xildhibaanadda labada Aqal ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ee dhawaan lagu...
Waayahan waxaa taagnaa in xulashada/doorashada xildhibaanada Soomaaliya uu muran badan hareeyay, gaar ahaan kii ugu dambeeyay ee xildhibaanada laga soo xulay/doortay deeganada Dawalad Goboleedka...