admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Sharuudaha looga baahan yahay musharixiinta u taagan xilka madaxweynenimo

Guddiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray habraaca iyo shuruudaha laga rabo murashaxiinta xilka madaxweynaha ee doonaya inay tartamaan. Shuruudaha oo ka kooban sagaal qodob...

Wakiilka qaramada midoobey somaliya oo sheegay in saxafada somaliya lagu hayo caburin adag

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sheegay in Saxafiyiinta ku sugan Soomaaliya lagu hayo hanjabaad joogto ah iyo cabsi galin ka dhan ah gudashada...

Alshabab oo aroornimadii hore ee saaka weerar ku qaadey saldhig ay ciidamada atmis ku lahaayeen deegaanka Ceel baraf

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar ku bilaawday qaraxyo xoogan oo lagu qaaday Saldhig ay cidamada dowladda iyo kuwa ATMIS ay ku leyihiin...

Gudoomiyaha baarlamaanka oo howgiisa kulan kula qaatey ku xigeenka wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobey

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa kulan kula qaatay ku-xigeenka wakiilka Xoghayaha Guud ee (QM) ee Soomaaliya...

Reysulwasaaraha oo kulan la qaatey gudoomiyaha aqalka sare

Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu ku bogaadiyay dib u...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img