Dowladda Maraykanka ayaa soo dhaweysay doorashadii madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana wasaaradda arrimaha dibada Maraykanku ay sheegtay inay rajeyneyso in ay si dhow...
Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa war ka soo saaray doorashadii xalay ka dhacday magaalada Muqdisho, taas oo uu ku guuleystay Madaxweyne Xasan...
Waxaa lagu wadaa in Saacadaha soo socda ee Maanta ah in Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho inay ka dhacdo doorashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya...