admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Shirka golaha wadatashiga qaranka oo maanta ka furmey magalada muqdisho

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Maamul-Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya...

Gudoomiye Najax oo ku guuleystey in xilka laga qaado gudoomiyaha degmada afgooye

Warqad kasoo baxdey wasiirka cusub ee wasaarada arimaha gudaha maamulka koonfur galbeed yaa waxaa xilka loga qaadey gudoomiyah degmada afgooye Abuukar Maxamed Cumar Muudeey...

Qaraxyo xaley ka dhacay magalada muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya laba qarax oo xalay ka kala dhacay xerada Badbaado iyo deegaanka KM13 ama Tareedisho oo dhaca duleedka magaalada...

Madaxweynaha oo beesha caalamka ka codsadey kaalmo dhinaca

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa ku booriyay qurba-joogta Soomaaliyeed iyo caalamka inay kaalin ka qaataan badbaadinta dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu saameeyeen. Madaxweyne Xasan Sheikh...

Madaxweynaha dalka kenya oo balan qaadey in xuduuda somaliya iyo kenya la furi doono

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa u balan qaaday Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, in uu dib u furi doono xuduudaha labada...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img