Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka Kenya ay saacadahii lasoo dhaafay duqeymo culus ka geysteen deegaano ka tirsan gobolka Gedo.
Deegaanada...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah danjireyaasha Soomaaliya u fadhiya dalalka caalamka, isagoo ku adkeeyey in ay...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday hey’adda Caafimaadka aduunka ee WHO iyo...
Maraykanka ayaa kordhinaya dadaallada la dagaalanka argagixisada ee Soomaaliya, sida ay sheegtay kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Siyaasadda Victoria Nuland oo la kulantay Madaxweyne...