admin

13743 POSTS

Exclusive articles:

Maddaxweynihii hore ee somaliya Sheekh Shariif oo maanta xilkii wareejiyey

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed oo hadal ka jeediyay munaasabadda xil wareejinta ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in Soomaaliya...

Dagaalo xoogan oo maanta dib uga bilowdey gobolka jubada hoose

Wararka ka imaanaya Gobalka Jubadda Hoose ayaa waxa ay sheegayan in dagaal xoogan uu maanta halkaasi ka qarxay. Dagaalka ayaa la sheegay inuu ka dambeeyay...

Reysulwasare ku xigeenka turkiga oo maanta soo gaarey magalada muqdisho

Wafdiga uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga ayaa kasoo dagay garoonka Diyaaradaha Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho iyadoo halkaasi ay kusoo dhaweeyeen...

Mamulka shabelaha dhexe oo sheegey iney la wareegi doonaa goobo hor leh

Guddoomiye ku xigeenka maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe Yuusuf Cabdi Cabdulle oo la hadlay warbaahin Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in hada qorshaha ay wadaan...

Maamulka Afgoi Action council oo tacsi diraya

Afgoi Action Council waxa ey tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Caziizo Axmed Aliyo iyo reerkeeda oo dhan wexeyna ugu tacsiyeynayaan geeridii ku timid odeygeeda...

Breaking

Wasiir Faqi oo ka hadley sababta dowlada federaalka dalkeeda uga macnuucdey pasporka Taiwan

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed...

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya oo ka qeyb galey shirka qeyraadka dabiiciga

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Daahir Shire Maxamed oo...

Hoobiyeyaal xaley lagu garaacay qeybo ka mid ah magalada baydhaba

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay...

Dani oo Madaxweynaha ugu baaqey inuu ka dhabeeyo gogosha wadahadalka uu fidiyey

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ugu baaqay madaxweynaha...
spot_imgspot_img