admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Baarlamaanka oo maanta kulan ku yeeshey xarunta golaha shacabka

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta Kalfadhigii ugu horeeyay waxa ay ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Kulankaas waxaa goob joog ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya...

Gawaarida ka shaqeeya wadada isku xirta Afgooye iyo xamar oo ka cabanaya isbaarooyinka kusoo batey wadadaas

Wadayaasha gaadiidka ee ka howlgala waddada isku xirta Afgooye iyo Muqdisho ayaa ka cabanaya isbaarooyin sharci darro ah oo ku soo batay waddadaasi, kuwaasoo...

Maleeshiyo beeleedyo labisan dharka ciidanka dowlada oo ku dagaalamey deeganka Lafoole

Dagaal qasaaro geystey ayaa maanta waxaa uu ka dhacay deegaanka lafoole halkaaso oo ey isku fara saareey ciidamo beeleedyada sita dharka dowlada ee ku...

Cabdiweli Gaas oo ka qeyb galaya shirka Qaaramada midoobey

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ee waqtigiisu dhammaadka yahay, C/weli Maxamed Cali ayaa ku sugan xarunta Qaramada Midoobay ay ku leedahay magaalada New York ee dalka...

AU Special Representative condemns assassination of Somali MP in Mogadishu

The Special Representative of the Chairperson of the African UnionCommission for Somalia, Ambassador Boubacar Diarra, has condemned the assassination of newly elected MP Mustafa...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img