admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Baarlamaanka oo maanta ansixiyey ansixiyey reyulwasaaraha cusub

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhowayd cod aqbliyad leh ku ansaxiyey Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre, kadib markii uu maanta hortagay oo uu ka jeediyay...

Caruur nafaqo daro ugu geeryootey deegaano ka tirsan gobolka jubada hoose

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbadda Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in ilaa 30 Carruur ah saacadihii la soo dhaafay xaalad...

Maamulka jubaland oo ansixiyey degmooyin cusub

Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Dowladda Jubaland mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubbaland oo todobaadkan markiisii ugu horeysay lagu...

Ergeyga madaxweynaha u qaabilsan arimaha abaaraha oo soo jeediyey in calanka hoos loo dhigo maalmaha xoriyada

Ergayga madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha abaaraha, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa soo jeediyay in hoos loo dhigo xuska maalmaha xorriyada dalka, isagoo sheegay dalku...

Bangiga aduunka oo ansixiyey 143 milyan oo loogu tala galey abaaraha

Bangiga Adduunka ayaa ansixiyay 143 milyan oo doolar oo loogu talagalay si loogu caawiyo dadka nugul ee Soomaaliyeed si ay uga gudbaan xaaladaha abaarta...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img